Monthly Archives: September 2017

Saldhigga Milateriga ee Turkiga ka dhistay Muqdisho oo maanta xarigga laga jarayo

Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu xarigga ka jaro Saldhigga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tababarayo Ciidamada Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wararka Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyaha Ciidamada Milateriga Turkiga Gen. Halusi Akar

Wasiirka Amniga “Anigaa xilkeyga ku weynaya, hadii aan la keenin dadkii geystay dhacdadii Xamar weyne”

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa si kulul uga hadlay dhacdadii shalay ka dhacday degmada Xamar weyne, kaasoo kooxo hubeysan oo gaari wadatay ay ku rasaaseeyeen gaari ay laheyd Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, waxaana rasaastaas lagu dilay labo qof

War deg deg ah: Qarax xoog leh oo goor-dhaw ka dhacay Nawaaxiga Bacadlaha Xamar-weyne.

Qarax xoog leh oo loo Adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa goor-dhaw ka dhacay meel ku dhaw Isgoyska bacadlaha ee degmada Xamar weyne Waxaana ka dhashay khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxa ayaa ka dhacay inta

Yuusuf Garaad oo Beeniyay in Madaxweyne Farmaajo Sacuudiga u tagay Xiisadda Khaliijka.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in Madaxweynaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga u joogo arimo la xariira Xiisadda Khaliijka. Wasiirka ayaa sheegay in Safarkooda uu salka ku haayo arimo la xariira fulinta Mashaariic

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya ahna Wasiirka Gaashaandhigga Amiir Maxamed Bin Salmaan iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Caadil Aljubeyr. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka faca weyn ee labada dal, maalgashiga iyo iskaashiga

Madaxweyne Xaaf oo Cadaado ka mamnuucay Diyaaradaha ka soo baxa Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray Garoonka magaalada cadaado kaga mamnuucay Diyaaraha ka soo baxa magaalada muqdisho markii laga reebo kuwa AMISOM iyo Diyaaradaha samafalk. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug ayaa

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka hadlay fal ciidamada AMISOM ay ka geysteen Muqdisho

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa si adag uga hadlay fal mid ka mid ah gadiidka ciidamada AMISOM uu u geystay gaari uu watay qof shacab ah. Mid ka mid ah Gaadiidka qafilan ee AMISOM ayaa shalay Isgoyska

War deg deg ah-: Koox hubeysan oo goor-dhaw Labo Qof ku dilay degmada Xamar-weyne.

Ugu yaraan Labo qof ayaa ku dhintay hal qof oo kalane waa ku dhaawacmay kadib markii Koox hubeysan ay rasaas ku furtay Gaari ay Leedahay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Axmed Gaballe kaas oo marayay degmada Xamar-weyne ee gobalka Banaadir.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee Galmudug

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo quseeya siyaasada dalka, gaar ahaan xiisada ka dhalatay khilaafka Khaliijka iyo arinta Galmudug. Madaxweyne Waare ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay baaqii

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka Sare oo saaka ku sii jeeda Cadaado

Xildhibaano iyo Senator ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug. Wafdigan oo uu hoggaaminayo Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka sare

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com