Thursday, November 15, 2018

11 Amiir ayaa Dowlada Sacudi Carabiya xabsiga dhigtey

Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa xabsiga dhigtey 11 amiir kadib markii ay diideen inay bixiyaan qarashaadka korontada iyo biyaha ay isticmaalaan. Hase yeeshee Amiiradan ayaa la...

Ganacsatada Qaadka kenya oo Cabsi ka muujiyay Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Dadka Daabula Qaadka ayaa sheegay in ay Badasheen wadooyinkii ay soo marin jireen qaadka lageeyo Gobolka Woqooyi Bari Kenya iyo Koofurta Soomaaliya Cabsi ay...

Al-Shabaab oo weeraray Ciidamo ku sugan Degmada Diinsoor ee gobalka Baay.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhigga ay Ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin Degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Weerarkaan oo socday ku dhawaad 30 daqiiqo ayaa...

Xuutiyiinta Dalka Yemen oo ku Hanjabay in ay Duqeynayaan Magaalada Berbera

Muuqaal lagu baahiyay Baraha Bulshada  oo ay soo duubeen shan nin oo yemeniyiin ah ayaa waxaa lagu sheegay in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta...

Labo maleeshiyo beelleed ku dagaalamay gobolka Hiiraan

Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhawacmay dagaal labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Geel ku Dhal oo ka tirsan degmada Matabaan...

War Deg Deg ah:-Hoobiyaal ku soo dhacay Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya

  Tiro Hoobiyaal ah ayaa Goor Dhow ku soo dhacay Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan inta u dhexeysa Gurigii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cabdulle...

Sacuudiga oo ka hor-tagay Gantaal Xuutiyiinta Yemen ku soo rideen Riyadh

Sacuudiga ayaa sheegay inuu ka hor-tagay gantaal nooca Balaastik ah oo Xuutiyiinta Yemen ku soo rideen dhinaca magaalada Riyadh, iyadoo gantaalkaas lagu bur buriyay...

Wiilka boqorka Sacuudiga oo iibsaday Guriga ugu qaalisan dunida

Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa noqday ninka magaciisa la qariyay ee iibsaday guriga ugu qaalisan dunida ee ku yaalla Faransiiska, sida...

Daawo Sawirro laga soo qaaday gaadiid dhawaan Al-shabaab ay ku gubeen dulleedka Beledweyne

Dhawaan ayeey aheyd markii xoogag ka tirsan Al-shabaab dab ku qabadsiiyeen deegaanka Maroodile ee hoostaga degmada Beledweyne Lix gaadiid kuwa Xamuulka qaado ah iyo...

Faahfaahino ka soo baxaya Dilal Qorsheysan oo xalay ka dhacay Muqdisho iyo degaanka ceelasha...

Warar dheeraad ayaa waxaa ay ka soo baxayaan dilal qorsheysan oo  xalay siyaabo kala duwan u kala dhacay Magaalada Muqdisho iyo Degaanka Ceelasha biyaha. Dilka...