Thursday, November 15, 2018

Waa Qof ceynkee ah Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng. Yariisow

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ku magac dheer Eng. Yariisow ma aha nin ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, waxana uu muddo la soo shaqaynayey dawladihii...

Xiriirka Diblumaasi ee dalalka Sudan iyo Masar oo sii xumaanaya

Xiriirka labada dal ee Masar iyo Sudan ayaa gaaray meel xun kadib markii dowlada Sudan ay u yeeratay safiirkeeda dalka Masar iyadoo ku tilmaantay...

Tarsan “Xildhibaanada Baarlamaanka waxa ay cabsi gelin ku hayaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul...

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna la taliyaha Arrimaha siyaasada ee Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku eedeeyay xildhibaanada baarlamaanka inay cabsi...

“Daawo Sawiro”Bandhiga Carwada Buugaagta ee Hiiraan oo Baladweyne Lagu soo Gabagabeyay

Waxaa Lagu  soo gabagabeyay  Magaalada Baladweyne Bandhiga Carwada Buugaagta Hiiraan Book Fair , kaasoo ah sanadkii labaad oo la qabtay bandhigan, iyadoo ay ka...

Daawo Sawirro :War-murtiyeed laga soo saaray shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee lagu...

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha Wasaaradda Arrimaha...

Boqolaal Arday oo ka qalin jabiyay Jaamacadda SIU

Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 558 Arday oo ka baxay Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda SIU ayaa shalay ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo hab...

Faahfaahino ka soo baxaya Dilal Qorsheysan oo xalay ka dhacay Muqdisho iyo degaanka ceelasha...

Warar dheeraad ayaa waxaa ay ka soo baxayaan dilal qorsheysan oo  xalay siyaabo kala duwan u kala dhacay Magaalada Muqdisho iyo Degaanka Ceelasha biyaha. Dilka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shirka Ganacsiga Africa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika, oo ka dhacay magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, kaasoo ay ka...

Ciidamada Dowladda oo Saakay Baaritaano ka wada Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Saakay Baaritaano kala duwan ka wada Xaafadaha kala Duwan ee Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada ayaa Saakay lagu Arkayaa...

Dagmada B/weyne oo Nabadoon Cusub Lagu Caleema Saaray(ibraahim Cabdulle isaaq Sawiro).

Dagmada B/weyne ee xarunta gobolka hiraan  ayaa lagu caleema saaray ibraahim Cabdulle isaaq oo Nabadoon u noqon dona Beesha Reer Faqay  ku was oo...