Tuesday, September 18, 2018

WAR DEG DEG”Milatariga Soomaaliya oo Shabaab kala wareegay Marka

Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa goordhaw ay la wareegeen ciidammo ka tirsan...

Xildhibaan maanta iska casilay xubinnimadiisii Barlamaanka

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya gaar ahaan golaha Shacabka ayaa maanta iska casilay xubinimadiisii Barlamaanka. Xildhibaan Cabdulqaadir Gaafoow Maxamuud oo golaha shacabka kasoo galay deegaanada...

Suuqyada xoolaha ee Imaaraadka oo sara ukac laga dareemayo

Sida uu daabacay Wargeyka Gulf News sara ukac lixaad leh ayaa laga dareemayaa suuqyada xoolaha lagu kala iibsado ee dalka Imaaraadka carabta. Ari cadka iyo...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ka degay goor dhaw magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdiga uu horkacayo...

{Eng Yariisoow} oo isbadal ku sameeyay waaxda dalxiiska gobolka Banaadir

Gudoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyay agaasimihii waaxda dalxiiska iyo maalgashiga gobolka Banaadir mudane...

Shir looga arinsanayo la dagaalanka Shabaab oo Dhuusamareeb ka furmay

Shir looga arinsanayo arimaha amaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab ayaa maanta waxa uu ka furmayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmuudug. Shirkan oo aanan...

War Dag Dag Ah “Madaxweyne Farmaajo oo sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis

Digreeto goor dhaw kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa isbadal lagu sameeyay, qaar kamid hay’adaha dalka iyo agaasinka...

AMISOM oo ka hadashay ka bixisteeda garoonka ciyaaraha ee Muqdisho

Wakiilka Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Amb Francisco Madeira, ayaa ka hadlay ka bixista ciidamada AMISOM ee Garoonka ciyaaraha ee stadium Muqdisho. Bar qoraalka uu...

Ciidammo horleh oo la geeyay deegaanka Basra

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Basra ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa ay gaareen ciidammo aan tiro yareyn oo ka...

Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo looga yeeray Addis Ababa

Wararka ka imanaya Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in magaalada Addis Ababa looga yeeray wasiiradda, ku xigennadoodii, maareerayayaasha wakaaladaha, gudoomiyayaasha 11-ka gobol ee...