Category Archives: war

XOG: Madaxweyne Farmaajo oo Xaalad Caafimaad Dibadda u aadaya

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in dhowaan safar caafimaad dibadda u aado, sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo. Sida wararku sheegayaan baaritaanka caafimaad ee Madaxweynuhu dibadda ku tagayo ayaa la hadal hayay

Daawo Sawirada: Codeynta Doorashada Somaliland oo si xiiso leh ku bilaabatay

Daawo Sawirada: Codeynta Doorashada Somaliland oo si xiiso leh ku bilaabatay

Daawo Sawirada: Codeynta Doorashada Somaliland oo si xiiso leh ku bilaabatay

Waxaa saakay Deegaanada Maamulka Somaliland ka bilaabatay Doorashada Madaxweynaha ay ku tartamayaan Sadex Musharax oo kala hogaamiya Xisbiyada Kulmiye, Wadani iyo Ucid. Doorashadan oo ah mid taariikhi ah xiiso gaar ahna leh ayaa kawada socota deegaanada Maamulka Somaliland, waxa ayna

Taliska booliiska oo ka hadlay Cabsida ka jirta Muqdisho iyo gaadiid qaraxyada wada oo…

Warar soo baxayay ayna baahinayeen Warbaahina qaarkood ayaa sheegayay in gaadiid qaraxyo wada ay ku jiraan qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ,kuwaa oo la doonayo in weeraro lagu geesto. Shacabka magaalada Muqdisho ayeyna lasoo daristay cabsi ay ka aabaan gaadiidkan

Shirka Dowladda Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintiii Labaad Ka Socda Muqdisho

Maalintii Labaad waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya shirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, kaasi oo arrimo badan looga hadlayo. Shirkaan ayaa Madaxdu waxaa ay ku gorfeynayaan arrimaha siyaasadda dalka, wada-shaqeynta Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, amniga iyo dagaalka ka dhanka

Ninkii ka dambeeyay qaraxii Zoobe oo la sheegay inuu ahaa askari horay uga tirsanaa ciidanka dowladda

Waxaa soo baxayay warar kala duwan oo ku saabsan cidda ka mas’uulka ah qaraxii  Sabtidii ka dhacay Muqdisho, waxana uu daabacay wargeyska The  Guardian in askari hore uga tirsanaa ciidamada dowlada Soomaaliya uu ahaa qofkii ka dambeeyay qaraxii galaaftay inkabadan

Fowziyo Yuusuf “Dowlad goboleedyada gef iyo qalad ayay ku tahay inay ka garab hadlaan Dowladda Dhexe”

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore iyo Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamul goboleedyada dalka ka jira ay ku garab marayaan go’aankii dowladda Federaalka ka qaadatay xiisada Khaliijka. Fowziyo Yuusuf oo

Kenya oo isu diyaarineysa dib u dhigida waqtigii loo qabtay doorashada ku celiska ah

Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in lagu wadaa inay dib u dhigaan doorashada Madaxweynaha ee ku celiska ahaa, kaddib markii jahwareer badan uu ka yimid waqtiga loo qorsheeyay ee ah 17-ka October oo ay ka harsan tahay muddo ka yar

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay xiisada u dhaxeysa Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka hadlay rabshado ay ku dhinteen dad badan oo dhex maray Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida oo ka mid ah dowlad deegaanada Itoobiya. Hailemariam ayaa sheegay in rabshadaha labada dhinac ay ku dhinteen dad aan

Al-Shabaab oo saaka gudaha u gashay degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka socdo degmadaas, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ay weerareen. Sida ay sheegayaan wararka Al-Shabaab ayaa la sheegay in

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com