Category Archives: Warka

Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Baydhabo iyo Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacaya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koofur Galbeed. Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan

Ciidamada Amniga Somaliland oo xiray labo mas’uul oo ka tirsan Xisbiga WADDANI

Ciidamada Amniga Somaliland ayaa xabsiga dhigay wasiirkii hore ee Kalluumaysiga iyo dekeddaha Dr. Maxamed Yaasiin oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin (Tima-Cadde) oo ka tirsan golaha deegaanka ee Hargeysa. Sida wararka

War deg deg ah “Xildhibaan Goor-dhaw lagu dilay Muqdisho”

Alle ha u naxariistii waxaa Goor-dhaw magaalada Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug waxaana la sheegay in dilkiisa ay ka dambeeyeen Ilaalada Xildhibaan ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya. Marxuumka la dilay ayaa la

Shabaab ka baxsanaya duqeymaha Maraykanka oo Gaaray D/Matabaan.

Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa soo sheegaya in dagaalamayaal katirsan Al-shabaab ay soo Gaareyn tuulooyin hoos yimaada degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan taasi oo cabsi badan ku abuurtay dadka deegaanka. Tuulada madhooyo oo 25km ujirta degmada

Mahdi Guulleed : Doorashada Soomaaliland waxaa ka muuqatay Ilbaxnimo & isku dulqaadasho siyaasadeed

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa ku tilmaamay doorashadii Somaliland mid ay ka muuqatay isku dulqaadasho siyaasadeed iyo Ilbaxnimo, isaga oo bogaadiyay madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi. ‘’Waxaa rabaa Anniga oo ka faa’ideysanaya in ay hambalyeeyo

R/Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta lagu wado inuu tago magaalada baydhabo.

Ra’isal wasaaraha xukuumaddda soomaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada beydhabo ee Xarunta gobalka bay islamrkaana ah xarunta ku meel gaar ka ahi ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya uu ku shaqeeyo. Wafdiga

Al-shabaab “Ma jirto xero tababar oo duqeyn loo geystay gobolka Baay”

Ururka Al-shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmamaay war ka soo baxay taliska Mareykanka ee Africa iyo dowladda Soomaaliya oo lagu sheegay in duqeyn lagu dilay 100 dagaalyahan oo ka tirsanaa Ururka deegaan hoostaga degmada Diinsoor. Afhayeenka howl galada Al-Shabaab

Dowlada Soomaliya oo ka hadashay Duqeyn lagu dilay Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay gobalka Bay.

C/raxmaan Cumar yariisoow Wasiirka warfaafinta ee Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay la beegsadeen xero tababar ka fuliyey deegaan lagu magacaabo Buur ceelcade oo hoos taga degmadda Diinsoor ee gobolka Baay.

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/lalahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa ammaan loogu jeediyay shacabka deegaanada Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantayba sida

Ku dhawaad 50 ruux oo ku dhimatay is qarxin ka dhacday gudaha Masjid

Dalka Nigeria wararka ka imanaya ayaa sheegaya in ku dhawaad 50 ruux ku dhinteen gudaha Masjid ku yaala magaalada Mubi ee ku taalla Waqooyi Bari dalkaas. Goob joogayaal ayaa sheegaya in markii uu qaraxu dhacay Jameecada Masaajidka u taagnaayeen Tukashada

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com