CIid Wanaagsan Ciid wanaagsan Ciidwanaagsan “Maamulka ,Shaqaaaha iyo dhamaan howlwadeenadeena Wesbsedka dulmidiid.net”

0
3
Ka:Maamulka ,Shaqaaaha iyo dhamaan howlwadeenadeena Wesbsedka dulmidiid.net
Ku: Akhristayaasha Websedka dulmidiid.net
 
CIid Wanaagsan Ciid wanaagsan Ciidwanaagsan.
Dhamaan Umada Muslimiinta ah iyo kuwa Soomaaliyeed meelkasta oo ay ku sugan yihiin waxaan halkan ugaga direynaa hambalyo ku aadan ciidana Arafo oo maanta Jimcada kubeegan.
 
Mumulka Websedka – dulmidiid.net ,Shaqaalaha iyo dhamaan howlwadeenadeena dhan waxay halkaas tahniyad ciideed ugaga dirayaan umada Islaamka ah meelkasta oo ay joogaan siiba umada Somaaliyeed waxan idin leenahay ciid wanaagsan ciid wanaagsan ciid wanaagsan.
Ciidan ciideeda kale alle ha inagu gaarsiiyo nolol barwaaqo leh, caafimaad iyo cimri dheer.
 
http://www.dulmidiid.net, email: Admin@dulmidiid.net, email: branchhmr@dulmidiid.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here