Kooxo Hubeysan oo Xalay Magalada Mogdishu ku Dhaawacay Agaasime Katirsan Wazaradda Beeraha .

0
25

Wararka aynu kaheleyno Mid kamid ah Ehelada Agaasimaha ayaa  sheegaya in Kooxo hubeysan ay xalay  ku Dhaawaceen Agaasime waxed katirsan wazarada Beeraha oo lagu magacaaba  Abdinasir Osman.

Xiligii Dhaawaca loo geysanaye ayaa la sheegay in uu kasoo baxay Salaadii Ceshe ee Caawa, wuxuuna u socday Gurigiisa oo aanan sidaa ugu fogeyn halka lagu dhaawacay.

Kooxaha Dhaawaca u geystay Agaasimaha Abdinasir Osman. ayaa la sheegay in ay Goobta isaga baxsadeen,

Wixii kasoo kordha waan idiin soo gudbin doonaa haduu Ale idmo:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here