Xildhibaanada Golaha Shacabka Maanta la hor geyn doono Warbixin la Xiriirta Kiiskii Qalbi-dhagax

Xildhibaanada Golaha Shacabka Maanta la hor geyn doono Warbixin la Xiriirta Kiiskii Qalbi-dhagax

Maanta oo Sabti ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya waxaa lagu wadaa in Guddigii loo xilsaaray Baaritaanka Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ahaa Sargaal sare oo ka tirsan ONLF in Guddigaas More »

Adeegii baraha bulshada oo laga jaray Soomaaliland sababo la xiriira shaacinta natiijada doorashada

Adeegii baraha bulshada oo laga jaray Soomaaliland sababo la xiriira shaacinta natiijada doorashada

Soomaaliland guud waxaa hawada laga saaray adeegyada Internetka oo ay bulshadu isticmaalaan sida Facebook,Twitter,Viber,Imo iyo qaar kale kadib markii ay soo dhamaatay doorashada maanta ay u dareereen shacabka Somaliland. Shirkadaha bixiya adeegyada More »

Qaar ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo maanta Muqdisho ku soo Laabanaya.

Qaar ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo maanta Muqdisho ku soo Laabanaya.

Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyo qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe muddo hada laga joogo 30 kuwaas oo xaalad Caafimaad More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Haweenku waa inay hormuud ka noqdaan Xoreynta dalka”

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Haweenku waa inay hormuud ka noqdaan Xoreynta dalka”

Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda qaranka oo soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha, isla markaana ay ku muujinayeen doorkoodu ku aadan More »

Madaxweyne Farmaajo : Kuwa maanta na Mucaaradaya Afar sano ka hor sidan ayeey dowladnimada u diidanaayeen

Madaxweyne Farmaajo : Kuwa maanta na Mucaaradaya Afar sano ka hor sidan ayeey dowladnimada u diidanaayeen

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirka wareega nabad-galyada degmooyinka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay soo hadal qaaday siyaasiyiinta iyo kooxaha ku kacsan dowladda uu madaxweynaha ka More »

 

Muuse Biixi oo ku guuleysey doorashada Madaxtinimada Somaliland

Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhowaaqay in Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Xuseen Cabdi oo loo yaqaan Muuse Biixi uu ku guuleystey doorashadii Somaliland ka dhacday 13 November ee sanadkan 2017. Xisbiga Kulmiye ayaa Doorashadaasi ka helay codad gaarayay 55.59%, halka

War Deg Deg ah:- Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo Gacanta ku dhigay Saraakiil Shabaab ah

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degaanka Danwale oo hoostaga Degmada Walanweyn ayaa sheegaya in Maanta Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Soomaaliya ay Gacanta ku dhigeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab. Dagaalameyaasha Shabaabka ka tirsan ee la sheegay in

Maamulka Westland Stat &Al-Shabaab oo ku dagaalamay duleedka magaalada Beledweyne.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Maamulka Westland Stat ayaa ku dagaalamay maanta deegaan ku yaala duleedka magaalada Beledweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan sida ay sheegeen dadka deegaanka. Dagaalka oo socday muddo kooban ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo

Dowladda Shiinaha Oo 2 Milyan Doolar Ugu Deeqday UNICEF Si Loogu Caawiyo Caruurta Soomaaliyeed

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in 2 Milyan oo doolar ay ugu deeqday hay’adda UNICEF si loogu caawiyo caruurta Soomaaaliyeed ee ku sugan Koonfurta iyo bartamaha dalka. Qin Jian oo ah danjireaha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in lacagtaasi ay

Mareykanka oo kordhiyay howl galada iyo ciidamada ka jooga Soomaaliya

Mareykanka ayaa laba jibaaray ciidamada ka jooga Soomaaliya ee dagaalka kula jira Kooxda Al-Shabaab iyo Kooxda ISIS ee ku sugan Buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland. Saraakiil sar sare oo ka tirsan Pentagon-ka Mareykanka ayaa xaqiijiyay in sanadihii la soo dhaafay

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Madal ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin muxaafad ah

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Xafiiskiisa ku qaabilay Madal ay ku mideysan yihiin Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo rag horay xilal u soo qabtay. Madashan oo la magac baxday Talo Wadaag, sidoo kale waxaa loo yaqaanaa (GGF) waxaana Xukuumadda

Dab xoogan oo goor dhow ka kacay Suuq liif ee Magaalada Muqdisho.

Dab xoogan ayaa iminka ka kacay Suuqa weyne ee suuq liif ee ku yaala degmada dharkeynlay ee gobalka banaadir waxaana la sheegayaa in uu dabkaasi uu khasaaro hantiyadeed ka dhashay. Dabka ayaa ka kacay qeba ka mid ah Suuqa gar

Ciidamada Amaanka Puntland oo gacanta ku dhigay dad falal amni daro ka waday magaalada boosaaso.

Yuusuf Maxamed Waceys Gudoomiyaha gobolka Bari ee maamulka Puntland oo la hadlay saxaafada ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen dad ka shaqeynayay Amni daradda Magaalada Boosaaso ee gobalka bari. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay gacanta

War Deg Deg:Wariyaasha oo goordhow looga yeeray Xarunta gudiga Doorashada Somaliland.

Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in goordhow wariyaasha looga yeeray xarunta gudigga doorashada Soomaaliland,iyadoona la filayo in daqiiqado kadib lagu dhawaaqo natiijada doorashada. Hayeeshee Waxaa jira walaac xoogan uu muujinayo gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee wadani Cab di

Xisibiga Wadani oo sheegay in lagu shubtay doorashadii ka dhacday Soomaaliland.

Waxaa lagu wadaa in gilinka hore ee maanta lagu dhawaaqo Natiijada doorashadii 13-kii bishaan ka dhacday Soomaaliland oo ay ku tartameyn ilaa 3 Murashax oo kala hogaamiyo 3-da Xisbi qaran ee Soomaaliland. Wariyaasha magaalada Hargeysa ayaa soo sheegayo in Guddiga

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com