Ra’iisal wasaare Kheyrre oo maanta soo xiraya Shirka Qaxootiga Soomaalida ee Ka socda Muqdisho.

0
3

Xasan Cali kheyrre ra’iisal Wasaarada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu soo xiro shirka mudada saddexda maalmood ka socda Magaalada Muqdisho Kaas oo looga hadlaayay sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa qaxootiga Soomaalida ee dib usoo laabanaya.

Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada arimaha Gudaha ee Xukumada Soomaaliya Waxaana taageeraya hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR Waxaana mudada uu socday ka qeyb galay mas’uuliyiin badan.

Sida Ku qoran jadwalka shirka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa soo xiri doono shirkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here