Wasiirka Garsoorka iyo Diinta Maamulka Hirshabelle Cabdi qaadir Cismaan Cabdi Salaan

0
3

Wasiirka Garsoorka iyo Diinta Maamulka Hirshabelle oo  bartiisa Facbook-ga kalahadlayay asxaabtiisa ayaa sheegay inaanay dowlada goboleedka lagu dhisin  Facbook-ga lagumana Ridikaro Facbook-ga  waasida uu hadalka udhigay Wasiirka Garsoorka iyo Diinta Maamulka Hirshabelle

Wasiirka Garsoorka iyo Diinta Maamulka Hirshabelle Cabdi qaadir Cismaan Cabdi Salaan oo hada kabaqad unoqday cali c/laahi cosoble  Laba unbeey mid tahay kabaqadnimada Cabdi qaadir Cismaan Cabdi Salaan in uu kabaqaayo kuxuumad dambe oo lasoo dhisaaya in uu kusiga kuwaayo ,in fadlan lacag-kushubo uu yahay

Madax’weynihii hirshabeele oo ay barlamaanka howshii ka,eryeen ayaa waxaa kuharay Wasiirka Garsoorka iyo Diinta Maamulka Hirshabelle Cabdi qaadir Cismaan Cabdi Salaan oo kabaqaad unoqday Cali C/laahi Cosoble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here