Webka http://www.dulmidiid.net oo Hawada si Toos ah usoo galay kadib sacado uu hawada kamaqnaa

0
4

Dhamaan macamiisha webka, http://www.dulmidiid.net waxaanu ugu bishaaraynaynaa in webkii u dib u soo laabtay ka dib markii,uu in Sacado ah ay ku jirtay cilad dhinaca farsamada ah,waxaanu umada soomaliyeed ee ku xiran webka ka raali galinaynaa,mudadii uu webka ka maqnaa hawada.si toos ah u soogalay  ,waxaanu bilabai doonaa hawlihii wanaagsanaa ee aanu u haynay umada soomaliyeed.

Wararka iyo arimaha bulshada waxaad kala socon kortaa, http://www.dulmidiid.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here